Faahfaahin: Cabdi Muxumed (Kuukay dheere) oo lagu dilay Magaalada Belad-weyne

Magaalada Beled-weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa xalay lagu dilay mid kamid ah mas’uuliyiinta xaafadaha Magaaladaasi Koox hubeysan ayaa xalay xaafada Buundaweyn ee magaalada Beledweyne waxay ku dileen Guddoomiye Ku-xigeenkii Xaafada Buundweyn oo lagu Magacaabi jiray Cabdi Muxumed (Kuukay dheere). Goobjoogayaal sheegay in kooxihii dilka fuliyay ay goobta ka baxsadeen, waxaana halkaas gaaray ciidamada booliska … Continue reading Faahfaahin: Cabdi Muxumed (Kuukay dheere) oo lagu dilay Magaalada Belad-weyne